Hoobiyeyaal ku dhacay xaafado ka tirsan Muqdisho & faahfaahino ka soo baxaya

Labo madfac oo ah nooca Mortar-ka ee hoobiyaha Soomaalidu u taqaano ayaa caawa ku habsaday qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho Iskuul u dhow isgoyska Sanca ee Magaalada Muqdisho ayaa mka mid ah goobaha uu ku dhacay mid ka mid ah madaafiicdan. Kan labaad ayaa ku dhacay dugsi Qur’aan ku yaalla degmada Kaaraan ee gobolka … Continue reading Hoobiyeyaal ku dhacay xaafado ka tirsan Muqdisho & faahfaahino ka soo baxaya